Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Tuesday, November 25, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Admin
    • Page 5

    Author: Admin

    Xikmadihii Dr. Zakir Abdul Karim Naik (Daaciga diinteena suubban ee Islaamka)
    Arimaha Bulshada Maqaalo

    Xikmadihii Dr. Zakir Abdul Karim Naik (Daaciga diinteena suubban ee Islaamka)

    Admin March 6, 2020

    Waxaa halkaan ku soo gudbineynaa 12 xikmadood oo kamid ah xikmadaha lagu xasuusto Dr Zakir Naik oo ah Daaci u taagin faafinta Diinteena Islaamka, 12 ka xikmadood ayaa kala ah: 1: “Islaamku waa diinta caddaalada,…

    Read More

    Layaab: Faraanti/Fargashi Lumay 47 sano kahor oo lahelay!!!
    Layaabka Dunida

    Layaab: Faraanti/Fargashi Lumay 47 sano kahor oo lahelay!!!

    Admin February 19, 2020

    Waxay aheyd 1973 markii ay Debra si kadis ah uga tagtat Faraantiga xaajigeeda Mustaqbalka baqaar ku yaalo Magaalada Brunswick, Maine ee dalka Mareekanka. 47 sano kadib waxaa Faraantigii ama Fargashigii laga helay keyn ku taalo…

    Read More

    CILMI BAARIS: Hurdada Badan Waxa Ay Leedahay Khatar Caafimaad!!!
    Caafimaad

    CILMI BAARIS: Hurdada Badan Waxa Ay Leedahay Khatar Caafimaad!!!

    Admin October 4, 2019

    Waa Cilmi basristii ugu balaarneyd ee la sameeyo hurdada inta la ogyahay guud ahaan caalamka, waxaana xogta cilmi baaristaan laga soo aruuriye dad ka badan 40, 000 (afartan kun oo qof ) kuna kala nool…

    Read More

    Warbixin: Dameerku Ma Dulmane Aan Daryeel Helinbaa??
    Arimaha Bulshada

    Warbixin: Dameerku Ma Dulmane Aan Daryeel Helinbaa??

    Admin September 27, 2019

    Gaari Dameerka ayaa mah mid kamid ah gaadiidka lagu daabulo alaabaha fudud, waxaana in mudo ah laga isticmaalaye Gayiga Soomaaliyeed.   Qoysas badan ayaa waxa ay nolol maalmeedka  kahelaan Gaari Dameerka, waxaana jirtay xili uu…

    Read More

    Layaab: Nin Laga Qaaday Sawiro Asigoo Shuminaayo Yaxaas!!
    Arimaha Bulshada

    Layaab: Nin Laga Qaaday Sawiro Asigoo Shuminaayo Yaxaas!!

    Admin July 25, 2019

    Ninkaan oo udhashay wadanka Costa Rica ayaa marqura la arkay asigoo shuminaayo yaxaas!!! Ninkaan oo ka mid ahaa Dad dalxiisayaal ah oo saarnaa dooni ayaa lakulmay yaxaaska kadibna wixii uu sameeye ayaa dadka ku noqday…

    Read More

    Warqad 20 Sano ka hor laqoray oo Badda dhaxdeeda laga helay!!!
    Arimaha Bulshada

    Warqad 20 Sano ka hor laqoray oo Badda dhaxdeeda laga helay!!!

    Admin July 22, 2019

    Qoys ku dalxiisaye mid kamid ah xeebaha Scotland ayaa mar qura helay Caag afka kaxeran oo ay kujirto warqad taas oo dul sabeeneyse biyaha dushooda. Markii warqadda lafuray ayaa lagu arkay sidaan " magaceygu waa…

    Read More

    QORMO CAJIIB AH “MURUGO IYO XANUUN AYEY I BADEEN KUWII I ADOONSADAY”
    Maqaalo

    QORMO CAJIIB AH “MURUGO IYO XANUUN AYEY I BADEEN KUWII I ADOONSADAY”

    Admin July 17, 2019

    ================================================== Magaciisu waa George waxaa isaga,hooyadii iyo aabihii ay ka wada shaqeeyn jireen beer uu lahaa nin cadaan ah oo u dhashay dalka Mareykanka. Waxa ay qabtaan shaqooyin aad u culus maalin kasta iyagoo ka…

    Read More

    Gabdho Walaalo ah oo Fikrad Ganacsi oo Cajiib ah Kasameyste Muqdisho!!
    Ganacsi

    Gabdho Walaalo ah oo Fikrad Ganacsi oo Cajiib ah Kasameyste Muqdisho!!

    Admin July 15, 2019

    Xafso iyo Qubra waa labo gabar oo walaalo ah, waxay ay layimaadeen fikrad ganacsi oo cajiib ah ayagoo maskaxdooda kasaaray in ay dalkaan kajirto wax layiraahdo shaqo la'aan. Mohamed Deeyoo ayaa bartiisa Facebook soodhigay qormo…

    Read More

    Waa Kuma Wadani? Waa Maxayse Wadaniyaddu?
    Maqaalo

    Waa Kuma Wadani? Waa Maxayse Wadaniyaddu?

    Admin July 9, 2019

    Waxaa marwalbo dhagaheena ku soodhaco ama aan maqalnaa erayo ah hebal waa wadani, hebal ma ahan wadani iyo kuwo kale oo badan, hadaba waxaa maqaalkaan ku eegi doonaa si aan ugu jawaabno su'aalahaan Waa kuma…

    Read More

    Waa Maxay YOGA?? Ma Ciyaar dhaqameedaa? Mase Waa Jimicsi??
    Arimaha Bulshada

    Waa Maxay YOGA?? Ma Ciyaar dhaqameedaa? Mase Waa Jimicsi??

    Admin July 4, 2019

    Waxaa Maalmahan danbo baraha bulashada oo ay Soomaalida ku xiriirto kusoo batay kahadalka Yoga taas oo laga xusay qeybo kamid ah Soomaaliya. Waxaa marqura lagu arkay baraha bulshada sawiro laga sooqaaday xuska maalinta caalamiga ah…

    Read More

    Posts navigation

    Previous 1 … 4 5 6 … 9 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir