Jaamacad Kutaalo Koonfur Kuuriya oo Saxarada/Xaarka Ubadaleyso Lacag!!
Jaamacad ku taalo wadanka Kownfur Kuuriya ayaa soosaartay hanaan Saxarada qofka loogu badalaayo tamar koronto iyo lacagaha hawada ah ee wax lagu kala iibsado. In aad isticmaasho Musqulaha/Suuliyaasha kuyaalo jaamacadaan adigoo ku saxaroonayo waxay kuu…