Dagaalka Yukreen iyo Ruushka Siduu Usaameeye Ganacsiga Soomaaliya!!
Waxaa wali socdo dagaalkii u dhaxeeye wadamada Yukreen iyo Ruush kaas oo soobilaawday 24 kii bishii 2aad sanadaan 2022 ka, dagaalka ayaa sababay ilaa hada qasaaro lixaad leh oo isugu jiro Naf iyo Hanti intaba.…