Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Wednesday, December 3, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Admin
    • Page 6

    Author: Admin

    Haweeney Kacabaneysa Su’aal Qaldan Oo Gabadheeda Lagu Wareeriye!!
    Arimaha Bulshada

    Haweeney Kacabaneysa Su’aal Qaldan Oo Gabadheeda Lagu Wareeriye!!

    Admin July 3, 2019

    Haweeneyda dhashay gabadha ayaa aad ula yaabtay Su'aasha gabadheeda lasoo weydiiye kadib markii gabadha kacodsatay in ay kacaawiso jawaabta. Dusty Sappington oo ah hooyada dhashay gabadhaan yar ayaa layaabtay kuna wareertayb mid kamid ah su'aalaha…

    Read More

    Tuug Xaday Taleefan Ayadoo La Dukanaayo Salaad!!
    Arimaha Bulshada

    Tuug Xaday Taleefan Ayadoo La Dukanaayo Salaad!!

    Admin June 17, 2019

    Masaajid kuyaalo Suuqa Bakaaraha ayaa waxa dhacday intii lagu guda jiray dukashada salaad duhur ah in uu Tuug xaday taleefan. Inta badan Tuugada ayaa ka faa'iideysato Masaajidda ayagoo xado Kabaha inta lagu guda jiro Salaada,…

    Read More

    Sawiro: Quruxda iyo Doogga Beeraha Afgooye
    Arimaha Bulshada

    Sawiro: Quruxda iyo Doogga Beeraha Afgooye

    Admin June 5, 2019

    Afgooye waxa uu caan kuyahay in uu leeyahay Dhul beereed waxan kabaxo khudaarta kala duwan ee lacuno, waxaa magaalada Afgooye dhaxda kamaro webiga Shabeelle taas oo kadhigeysa in hareeraha magaalada inta badan ay naqdaan dhul…

    Read More

    10ka Baasaboor ee Ugu Awooda Badan Dunida 2019! Somalia halkee kaga jirtaa??
    Maqaalo

    10ka Baasaboor ee Ugu Awooda Badan Dunida 2019! Somalia halkee kaga jirtaa??

    Admin June 3, 2019

    Muhiimad gooni ah ayay leedahay in Baasaboorka dalwalbo uu leeyahay  lagu tagi karo wadamo faro badan, hadaba halkaan waxaa kusoo gudbineynaa 10ka ugu horeeyo wadamada kujiro iyo tirada inta wadan ee lagu tagi karo Baasaboorada…

    Read More

    Sawiro Dhiirogalin ah oo ay ku Faafisay baraheeda Bulshada ayay kusheegtay in ay Guusheeda sabab u tahay Taladii Hooyadeed!!
    Maqaalo

    Sawiro Dhiirogalin ah oo ay ku Faafisay baraheeda Bulshada ayay kusheegtay in ay Guusheeda sabab u tahay Taladii Hooyadeed!!

    Admin June 1, 2019

    Erica Alfaro oo ah Gabar Mareekan ah asal ahaana kasoo jeedo wadanka Mexico ayaa sheegtay in aysan weligeed hilmaami doonin taladii hooyadeed ee aheyd in ay waxbarashadeeda siiwadato kana guul gaarto. Waxa ay baraha bulshada…

    Read More

    Warbixin: Bisha Barakeysan ee Ramadaan iyo Isbadalka Ganacsiga!!
    Maqaalo

    Warbixin: Bisha Barakeysan ee Ramadaan iyo Isbadalka Ganacsiga!!

    Admin May 26, 2019

    Inta badan Suuqyada Soomaaliya waxaa laga dareemaa dhaqdhaqaaq xoogan markii lagaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana ladareemaa in Bishaan ay kaduwantahay Bilaha kale. Hadii aan tusaale usoo qaadano suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha waxaa…

    Read More

    7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!
    Caafimaad Uncategorized

    7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

    Admin May 21, 2019

    Waxaa waayadaan danbo soobatay in aad loocabo Liimo Dhanaanta ayada oo loo isticmaalayo cabitaan ahaan, maqaayado badan oo dalka ku yaalo cabitaanka 1aad ee mar walbo lahelo waa Liimo dhanaanta, dadka qaar ayaa subaxdii ku…

    Read More

    Nin Baahan Oo Boliiska Uwacday, Kadib Markii Lagu Yareeye Baradho Uu Dalbaday!!
    Arimaha Bulshada

    Nin Baahan Oo Boliiska Uwacday, Kadib Markii Lagu Yareeye Baradho Uu Dalbaday!!

    Admin April 22, 2019

    Way dhib badantahay adigoo lacag badan lagaa qaaday in hadana laguu keeno cunto aad u yar, laakin hadana kawaran adigoon qancasanayn hadii aad sii  wacdo Boliiska adigoo kacabayo in lagu adegau cunto yar. Boliiska magaalada…

    Read More

    Warbixin: Si Fudud Ku Yeelo Six Pack Adiga Oo Gurigaaga Joogo, Uma Baahnid Gym
    Arimaha Bulshada

    Warbixin: Si Fudud Ku Yeelo Six Pack Adiga Oo Gurigaaga Joogo, Uma Baahnid Gym

    Admin April 17, 2019

    Warbixin: waayahan danbe waxaa si aad ah loo xiiseynaye in qofwalbo uu naqdo jir ahaan qof dhisan lehna SIX PACKS hadaba adigoon aadin Gym si fudud kuyeelo Six packs adigoo raacaya tilmaamaha iyo talooyinka soosocda.…

    Read More

    Haweeney Isheeda Bidix Laga Soosaaray 4 Shini!!
    Arimaha Bulshada

    Haweeney Isheeda Bidix Laga Soosaaray 4 Shini!!

    Admin April 14, 2019

    Waxaa Taiwan kadhacday arin aad layaab u noqotay kadib markii haweeney Indhaha ka xanuunsaneysay 4 Shini laga soosaaray Isheeda Bidix. Bukaankaan oo ah 29 jir ayaa markii ay booqatay Isbitaalka waxa ay lakulantay wax ka…

    Read More

    Posts navigation

    Previous 1 … 5 6 7 … 9 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir