Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Monday, May 12, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Blog
    • Caafimaad

    Category: Caafimaad

    CILMI BAARIS: Faa’iidada Ay Leedahay Cashada Oo Lacuno Xiliga Hore Ee Habeenkii!
    Arimaha Bulshada Caafimaad

    CILMI BAARIS: Faa’iidada Ay Leedahay Cashada Oo Lacuno Xiliga Hore Ee Habeenkii!

    Admin April 28, 2023

    Weli maka fikirtay xiliga aad cuni laheyd cashada habeenkii ah? Ma ogtahay in ay muhiimad gaar ah leedahay go'aaminta waqtiga lacunaayo cashada xiliga habeenkii ah? Maqaalkaan waxaan ku soo qaadaneynaa cilmi baaris lasameeye oo lagu…

    Read More

    Quraacda Miyaa ah Cuntada ugu Muhiimsan ee La Cuno Maalinkii!
    Arimaha Bulshada Caafimaad

    Quraacda Miyaa ah Cuntada ugu Muhiimsan ee La Cuno Maalinkii!

    Admin April 19, 2023

    Waxaa macquul ah in aad horay u maqashay in Quraacdu ay tahay cunada ugu fiican ee uu qofku cuno, Hadaba arinkaas maxaa ka jira? Maka muhiimsantahay Cashada iyo Qadada? Hadii ay ka muhiimsantahay Goormee lacunaa?…

    Read More

    Cuntooyin/Qudaar Muhiim u ah Qofku Inuu Cuno Xilliga Uu Xanuun Dareemo!
    Caafimaad

    Cuntooyin/Qudaar Muhiim u ah Qofku Inuu Cuno Xilliga Uu Xanuun Dareemo!

    Admin April 17, 2023

    Qofwalbo oo naga mid ah marka uu xanuun dareemo waxaa ku adkaata cunista raashinka, hadaba maxaa muhiim u ah in uu cuno qofka xanuunka dareemo? Waxaan hoos kuugu soo gudbineynaa 5 cuno ama Qudaar oo…

    Read More

    6 Cunto iyo Cabitaan oo Hadii Aad Cunto Ilkaha Kaa Wasaqeyn Karo!
    Caafimaad

    6 Cunto iyo Cabitaan oo Hadii Aad Cunto Ilkaha Kaa Wasaqeyn Karo!

    Admin January 3, 2022

    Waa muhiim in aad marwalbo kafikirto Badqabka, Quruxda iyo Caafimaadka ilkahaaga, si aad u dhoolacadeyso marwalbo waxaa lagama maarmaan ah in aad ka fikirto waxa aad cuneyso iyo sida ay ilkahaaga ula falgali karaan, hadaba…

    Read More

    Maxaa Ka Dhalankaro Cunista Cusbo Ama Milix Farobadan!!
    Caafimaad

    Maxaa Ka Dhalankaro Cunista Cusbo Ama Milix Farobadan!!

    Admin September 19, 2021

    Cusbada ama Milixda waxa ay ka koobantahay 40% iskudhiska Sodium iyo 60% ikudhiska Chloride ama kolooriin, waa dhanaan waxaana inta badan loo isticmaalaa in raashinka lacunaayo dhadhan loogu yeelo. Cunista Cusbo farabadan waxaa ka dhalan…

    Read More

    Muhiim: 5 Faa’iido Oo Laga Helo Cunista Qaraha/Xabxabka!
    Caafimaad

    Muhiim: 5 Faa’iido Oo Laga Helo Cunista Qaraha/Xabxabka!

    Admin July 24, 2021

    Qaraha ama Xabxabka oo ah qudrad baxdo inta badan xiliga xagaaga sidookalana aad loohelo waqtiyada kuleelaha ayaa jirkeena uleh muhiimad dheeraad ah, Qaraha kabaxo dalka hooyo oo leh dhadhan aad u macaan ayaa hadana waxaa…

    Read More

    Cilmi Baarayaal Soosaaray Birqabato Gowsaha Lagu Dhajinaayo Si Cayilka Qofka Buuran Looyareeyo!
    Caafimaad

    Cilmi Baarayaal Soosaaray Birqabato Gowsaha Lagu Dhajinaayo Si Cayilka Qofka Buuran Looyareeyo!

    Admin July 1, 2021

    Jaamacadda Otago iyo Cilmi baarayaal u dhashay wadanka UK ayaa soosaaray birqabato Gowsaha lagu dhajiyo si dadka cayilan aysan usiicunin wax faro badan. DentalSlim Diet Control waa magaca birqabatda waxaa lagu dhajinayaa gowsaha danbo si…

    Read More

    Hadii Aad Joogteyso Cunista Cambaha, Maxaa Jirkaaga Ku Dhici Karo!!
    Caafimaad

    Hadii Aad Joogteyso Cunista Cambaha, Maxaa Jirkaaga Ku Dhici Karo!!

    Admin June 3, 2021

    Cambaha waxa uu kamid yahay Qudrada lacuno, waxa uu safka hore kaga jiraa qudrada laga helo faaiidooyinka badan, waxaa ka buuxo Vitamiino kala nooc ah oo jirka uleh faaiido faro badan. Waxaa halkaan ku soo…

    Read More

    5 Qaab Oo Kuu Sahli Karto In Aad Isku Caateeyso, Hadii Uu Miisaankaagu Culusyahay!
    Caafimaad

    5 Qaab Oo Kuu Sahli Karto In Aad Isku Caateeyso, Hadii Uu Miisaankaagu Culusyahay!

    Admin May 20, 2021

    Waxaan marnaba shaki ku jirin in qof kasto oo cayilan/buuran uu rabo in uu si dhaqsi ah miisaankiisu udhimo, hadiiba uu sameynaayo qaab loodhimo miisaanka. Waxaa jiro qaabab ay daku sameeyaan taas oo u fududeyso…

    Read More

    Hadii Aad rabtid In Aad Murqahaaga Dhistid, Joogtey Cunidda 7 daan Cunto!!
    Caafimaad

    Hadii Aad rabtid In Aad Murqahaaga Dhistid, Joogtey Cunidda 7 daan Cunto!!

    Admin April 23, 2021

    Waxa waayadaan danbo aaad loogu badnaay in qofkasto uu xooga saaro dhisida Murqihiisa, Dadyow faro badan ayaa waqti badan galiyo sidii ay udhisi lahaayeen Murqahooda, Waxaan aragnaa marwalbo dad usocdo Gym, sidookale ayagoo muuqaalo iska…

    Read More

    Posts navigation

    1 2 3 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir