Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Sunday, November 30, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Admin

    Author: Admin

    Sidee Musuqa Qaraabo Kiilnimada Usamaayeeye Dowladnimada Soomaaliya!
    Arimaha Bulshada

    Sidee Musuqa Qaraabo Kiilnimada Usamaayeeye Dowladnimada Soomaaliya!

    Admin August 4, 2023

    Bilowgii bishaan 8aad waxaa baraha bulshada qabsaday gabar soomaaliyeed oo lagu magacaabo Nasra Abukar Ali, gabadhaas oo ka qeyb aheyd 2 ciyaaryahayn oo jaamacadaha Soomaaliya ku matalayay tartanka jaamacadaha aduunka ee FISU kaas oo lagu…

    Read More

    Waa Maxay Musuq Maasuq? Meeqo Ayuuna Ukala Baxaa??
    Arimaha Bulshada

    Waa Maxay Musuq Maasuq? Meeqo Ayuuna Ukala Baxaa??

    Admin July 28, 2023

    Bilaawgii qarniga 21aad waxaa dunida ku baahay Musuqmaasuq kaas oo saameyn xoogleh ku yeeshay siyaadada iyo dhaqaalaha wadamo fara badan, musuqa ayaa wadamo qaar waxa uu ka naqday wax iska caadi ah asigoo ku faafay…

    Read More

    CILMI BAARIS: Faa’iidada Ay Leedahay Cashada Oo Lacuno Xiliga Hore Ee Habeenkii!
    Arimaha Bulshada Caafimaad

    CILMI BAARIS: Faa’iidada Ay Leedahay Cashada Oo Lacuno Xiliga Hore Ee Habeenkii!

    Admin April 28, 2023

    Weli maka fikirtay xiliga aad cuni laheyd cashada habeenkii ah? Ma ogtahay in ay muhiimad gaar ah leedahay go'aaminta waqtiga lacunaayo cashada xiliga habeenkii ah? Maqaalkaan waxaan ku soo qaadaneynaa cilmi baaris lasameeye oo lagu…

    Read More

    CILMI BAARIS: XAGEE LAGA KEENAA XASHIISHKA IYO DAROOGADA MUQDISHO LAGU CUNO!
    Arimaha Bulshada Maqaalo

    CILMI BAARIS: XAGEE LAGA KEENAA XASHIISHKA IYO DAROOGADA MUQDISHO LAGU CUNO!

    Admin April 25, 2023

    Waxaa maalmihii lasoo dhaafay aad ugu siyaaday magaalada Muqdisho goobaha lagu cuno daroogada noocyadeeda kala duwan, waxaana maanta gudaha dalka laga heli karaa inta badan noocwalbo oo daroogo ah ee dunida inteeda kale taalo. Wadanka…

    Read More

    Quraacda Miyaa ah Cuntada ugu Muhiimsan ee La Cuno Maalinkii!
    Arimaha Bulshada Caafimaad

    Quraacda Miyaa ah Cuntada ugu Muhiimsan ee La Cuno Maalinkii!

    Admin April 19, 2023

    Waxaa macquul ah in aad horay u maqashay in Quraacdu ay tahay cunada ugu fiican ee uu qofku cuno, Hadaba arinkaas maxaa ka jira? Maka muhiimsantahay Cashada iyo Qadada? Hadii ay ka muhiimsantahay Goormee lacunaa?…

    Read More

    Cuntooyin/Qudaar Muhiim u ah Qofku Inuu Cuno Xilliga Uu Xanuun Dareemo!
    Caafimaad

    Cuntooyin/Qudaar Muhiim u ah Qofku Inuu Cuno Xilliga Uu Xanuun Dareemo!

    Admin April 17, 2023

    Qofwalbo oo naga mid ah marka uu xanuun dareemo waxaa ku adkaata cunista raashinka, hadaba maxaa muhiim u ah in uu cuno qofka xanuunka dareemo? Waxaan hoos kuugu soo gudbineynaa 5 cuno ama Qudaar oo…

    Read More

    Maxay Marwalbo Soomaaliya Ugu Waziiro Badantahay Marka Loofiirsho Dalalka Deriska?
    Maqaalo

    Maxay Marwalbo Soomaaliya Ugu Waziiro Badantahay Marka Loofiirsho Dalalka Deriska?

    Admin July 21, 2022

    15 Kii bishii 6aad 2022 waxaa uu madaxweynaha dalka ku dhawaaqay waziirka 1aad ee xukuumadda waxa uuna u magacaabay Xamze Cabdi Bara, 10 Maalin kadib waxa uu Raysalwasaaraha cusub kahelay codka kalsoonida Golaha Shacabka, 3…

    Read More

    Balanqaadyada Uu Sameeye Madaxweyne Xasan Sheekh ee Laga Sugaayo!
    Arimaha Bulshada

    Balanqaadyada Uu Sameeye Madaxweyne Xasan Sheekh ee Laga Sugaayo!

    Admin July 17, 2022

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii 2aad loo doortay xafiiska ugu sareeyo Qaranka, waxa uuna noqonayaa Madaxweynihii ugu horeeye taariikhda Soomaaliya ee 2 Mar loo doorto xafiiska. MW Xasan waxa uu isku heystaa ka shaqeynta Arimo…

    Read More

    MAQAAL: Macalinkii Labadda Mar Madaxweynaha Noqday!.
    Maqaalo

    MAQAAL: Macalinkii Labadda Mar Madaxweynaha Noqday!.

    Admin May 20, 2022

    Tan iyo markii Dalkeennu ka baxay gacanta gummeystihii reer Galbeedka oo maanta laga joogo lixdan iyo dhowr sanno hanaanka Dowlad dhiska Soomaaliya maallinba heer ayuu joogay, waa mare halisyo waaweyn ayuu dhex muquurtey qarankeenu marna…

    Read More

    39 Musharax, Hal Kursi: Sooyaalka Iyo Saadaasha Doorashada Madaxweynaha 10aad Ee Soomaaliya.
    Arimaha Bulshada Maqaalo

    39 Musharax, Hal Kursi: Sooyaalka Iyo Saadaasha Doorashada Madaxweynaha 10aad Ee Soomaaliya.

    Admin May 12, 2022

    15 ka Bisha 5aad waxaa loo balansanyahay in dalka ka dhacdo doorasho lagu dooran doono Madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, balse arinka la yaabhka leh ayaa ah tirada musharixiinta u tartamaayo Xilka Madaxweynaha.…

    Read More

    Posts navigation

    1 2 … 9 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir