Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Friday, November 28, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Admin
    • Page 8

    Author: Admin

    Markaan Dibadda Tago Ayaan Dareemaa Duruufta Dalkeyga!!
    Maqaalo

    Markaan Dibadda Tago Ayaan Dareemaa Duruufta Dalkeyga!!

    Admin March 11, 2019

    Ku dhawaad 30 sano oo dagaalo ah waxaa gabi ahaanba burburay kaabayaashii dhaqaale ee dalka sidookale waxaaa dhulka galay bilicdii iyo haybadii qaranka waxaana meesha kabaxay nidaamkii iyo kala danbeyntii, hadaba weli ma is weydiisay…

    Read More

    Hadii Aad Cunto 2 Xabo Oo Timir Ah Maalin Kasto, Isbuuc Kadib Maxaa Dhacaya!!
    Caafimaad

    Hadii Aad Cunto 2 Xabo Oo Timir Ah Maalin Kasto, Isbuuc Kadib Maxaa Dhacaya!!

    Admin March 10, 2019

    Timirta waxa ay kamid tahay miraha lacuno kuwa ugu fiican waxaana laga helaa faa'iidooyin badan oo u fiican jirka. Daraasad lasameeye ayaa lagu ogaade in Timirtu u fiicantahay qeybaha kala duwan ee Jirka, sidoo kale…

    Read More

    Warbixin: Wadamada Qarka Usaaran in ay Nukliyeer Sameystaan!
    Maqaalo

    Warbixin: Wadamada Qarka Usaaran in ay Nukliyeer Sameystaan!

    Admin March 4, 2019

    Dalal badaan ayaa leh barnaamijyo tamarta Nukliyeerka ah si ay usiiyaan tamar muwaadiniintooda inta badan, sikastaba ha ahaatee maheestaan hadana keydka hubka Nukliyeerka. Horumar la'aanta hubka Nukliyeerka ee wadamo badan oo aduunka kuyaal waxaa loo…

    Read More

    GABAR CAJIIB AH: Hadii Aad rabtaan In Aan Idiin Shaqeeyo, Ninkeyga Shaqo Siiya!!
    Maqaalo

    GABAR CAJIIB AH: Hadii Aad rabtaan In Aan Idiin Shaqeeyo, Ninkeyga Shaqo Siiya!!

    Admin March 1, 2019

    Shirkad kutaalo Gobal kamid ah gobalada dalka Mareekanka ayaa waxa ay ubaahatay in ay shaqaaleyso qof yaqaan culuumta Tignoolagiyada iyo horumarintooda. Ninka ujoogay qeybta shaqaaleysiinta shirkada ayaa waxa uu maamulaha guud ee shirkada usheegay in…

    Read More

    Cilmi Baaris: Maxaa Ku Qasbo Gabdhaha Qaar In Ay Is Cadeeyaan??!
    Caafimaad

    Cilmi Baaris: Maxaa Ku Qasbo Gabdhaha Qaar In Ay Is Cadeeyaan??!

    Admin February 27, 2019

    Waxaa soo batay waayadaan danbo in Gabdhaha qaar ay jirkooda badalaan oo ay is cadeeyaan ayagoo isticmaalayo dawooyin halis oo jirka waxyeelo u geysan karo. Cilmi baaris lasameeye ayaa lagu ogaaday in 60% Gabdhaha is…

    Read More

    Kenya ma iloowday in Soomaaliya ay tahay Libaaxi Afrika oo qoyay?
    Maqaalo

    Kenya ma iloowday in Soomaaliya ay tahay Libaaxi Afrika oo qoyay?

    Admin February 22, 2019

    Waxaa ciraka isku sii shareeray Khilaafka u dhaxeeyo wadamada Soomaaliya iyo Kenya, Laakiin arinka layaabka leh ayaa ah hadalada kasoo yeeraayo Kenya oo u eg mid dib lomaasiyadda kabaxsan. Wax yar hadaan dib u laabano,…

    Read More

    Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya: Yaa Faa’iido kuqabo Yaana Khasaaro ku qabo?
    Maqaalo

    Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya: Yaa Faa’iido kuqabo Yaana Khasaaro ku qabo?

    Admin February 18, 2019

    Soomaliya tan iyo burburkii 1992 mahelin dowlad xoogan oo ka dhisan dhan walbo, sidookale waxaa lumay qabkii iyo hanaankii dowladnimo, waxaa sidoo kale burburay dhamaan kaabayaashii dhaqaale oo uu dalku lahaa, laakiin xaalado kala duwan…

    Read More

    Hadii aad Dhuusada isku celiso cabaar, ugu danbeyn Afka ayay kasoo baxeysaa!!
    Caafimaad

    Hadii aad Dhuusada isku celiso cabaar, ugu danbeyn Afka ayay kasoo baxeysaa!!

    Admin February 15, 2019

    Dhuusada ayaa ah hawo ur badan taas oo inta badan dadku wada yaqaaniiin waana wax marka uu dareemo qoku laraba in uu iska sii daayo Dhuusada ayaa inta badan waxa ay ka dhalataa marinka dheef…

    Read More

    Hadii aad 2 Moos cunto Maalin kasto, Bil Gudaheed Maxaa Isbadalaya?
    Caafimaad

    Hadii aad 2 Moos cunto Maalin kasto, Bil Gudaheed Maxaa Isbadalaya?

    Admin February 14, 2019

    Mooska waxa uu mid kamid yahay khudaarta lacuno kuwa ugu muhiimsan, raqiis ah, hadana marwalbo la iska heli karo, sidaas ayadoo jirto ayaa hadana inta badan bulshadu aysan xooga saarin Faa'iidooyinka kujiro cunida Mooska. Hadii…

    Read More

    Cilmi Baaris: Yaa Maskax badan Gabdhaha iyo Wiilasha Marka Lajoogo Fasalka?
    Arimaha Bulshada

    Cilmi Baaris: Yaa Maskax badan Gabdhaha iyo Wiilasha Marka Lajoogo Fasalka?

    Admin February 13, 2019

    Cilmi Baaristaan oo laga sameyay arday barato maadada Biology ga Jaamacadda Arizona State University sanadkii tagay ee 2018, ayaa lagu sheegay in ay Raggu isku heystaan in ay ka maskax badan yihiin Gabdhaha marki lajoogo…

    Read More

    Posts navigation

    Previous 1 … 7 8 9 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir