Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Tuesday, December 2, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Admin
    • Page 7

    Author: Admin

    Wax Ka Ogaaw Sida Uu Paul Kagame Udhisay Dowladda Iyo Ciidanka Rwanda!!
    Maqaalo

    Wax Ka Ogaaw Sida Uu Paul Kagame Udhisay Dowladda Iyo Ciidanka Rwanda!!

    Admin April 7, 2019

    Madaxwaynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa isaga oo nin wariye ah uga waramaya sida dalkiisa uu uga soo saaray Alle ka sakow dagaalkii sokeeye iyo kala qaybsanaantii ka dhex jirtey ayaa waxaa uu yiri sidan:…

    Read More

    Warbixin: Heerka Nolosha Muqdisho oo Labo Qeyb Noqday!!
    Ganacsi

    Warbixin: Heerka Nolosha Muqdisho oo Labo Qeyb Noqday!!

    Admin April 5, 2019

    Nolosha dadka kunool daafaha aduunka waxa ay u qeybsantaa sedex qeyb oo kala ah: Dabaqadda Hoose, Dabaqadda Dhexe iyo Dabaqadda sare. Dabaqadda Hoose ayaa ah dadka sida aadka ah u shaqeeyo hadana helo kaliya wax…

    Read More

    Meeqo Liitar Oo Biyo ah Ayaad Cabeysaa Halkii Maalin??
    Caafimaad

    Meeqo Liitar Oo Biyo ah Ayaad Cabeysaa Halkii Maalin??

    Admin April 4, 2019

    Culeyska jirka waxa u ka kobanyahay Biyo 60% sidaas darteed jirka waxa kabaxo biyo farabadan maalin kasto ayagoo uga baxo qaab Kaadi ama dhidid ah. Si aysan udhicin in uu jirka qalalo waa in uu…

    Read More

    Nin Badbaadiyay Malaay Kasoo Dhacay Shimbir Duuleysa!!
    Arimaha Bulshada

    Nin Badbaadiyay Malaay Kasoo Dhacay Shimbir Duuleysa!!

    Admin April 1, 2019

    Gobalka Florida ee dalka Mareekanka, goob lagu ciyaaro ciyaarta Goolafka ( Golf) ayaa waxaa marqura hawada kasoo dhacay Malaay/Kaluun kasoo fakaday Shimbir. Goobta ciyaartaan Goolafka lagu ciyaaro ayaa waxaa ku agyaalo Haro weyn taas oo…

    Read More

    Daraasad: Cun 3 Ukun Maalin Kasto, Hadii aad Rabto Sidaan !!
    Caafimaad

    Daraasad: Cun 3 Ukun Maalin Kasto, Hadii aad Rabto Sidaan !!

    Admin March 22, 2019

    Waayadaan danbe waxaa batay in cunidda ukunta ama beedka ay keeni karto khatar caafimaad laguna sheegay in ay Kolastarool ka ( cholesterol ) ay badiso, hadaba waxaa maqaalkaan ku soo gudbin doonaa cilmi baaris laga…

    Read More

    Ninkii Hore Waxa uu Uga Tagay in aysan Ilmo u dhaleyn, Laakiin Ninkii Danbo ayay 3 Mataano ah u Dhashay!!
    Maqaalo

    Ninkii Hore Waxa uu Uga Tagay in aysan Ilmo u dhaleyn, Laakiin Ninkii Danbo ayay 3 Mataano ah u Dhashay!!

    Admin March 19, 2019

    Waxay tiri, waxaan ahaa gabar dhalinyaro ah waxaan Ku soo barbaarey guri diin leh waxaan gaarey 32 jir, wiil ayaa isoo dooney markaanu heshiiney ayaa lagu yiri waa Qof wayn oo wakhtigii guurka way dhaaftey…

    Read More

    Shimbir lagu kala Iibsaday lacag dhan $1.4 Milyan
    Arimaha Bulshada

    Shimbir lagu kala Iibsaday lacag dhan $1.4 Milyan

    Admin March 19, 2019

    Waxaa macquula ah in aad layaabtay lacagta tirada badan ee lagu kala iibsaday shimbirtaan. Guriga waxyaabaha iibka ah lagu naadiyo ama yabooho ee Pipa ayaa sheegay in shimbirta looyaqaan Armando ay dhigtay rikoor cusub. Rikoorki…

    Read More

    Waxaa Baraha Bulshada Qabsaday oo Geesi Noqday Wiilkii Ukunta #EggBoy
    Arimaha Bulshada

    Waxaa Baraha Bulshada Qabsaday oo Geesi Noqday Wiilkii Ukunta #EggBoy

    Admin March 17, 2019

    Will Connoly oo ah 17 jir ayaa waxa uu qabsaday baraha bulshada kadib markii uu ukun madaxa kala dhacay mid kamid ah xisbiga midigta fog ee Baarlamaanka Australia. Xildhibnaan kaan oo rabay in uu ku…

    Read More

    Cajiib: “Soomaaliya Uma Dulqaadan doonto Handadaada South Africa ku Heyso Zambia”
    Maqaalo

    Cajiib: “Soomaaliya Uma Dulqaadan doonto Handadaada South Africa ku Heyso Zambia”

    Admin March 17, 2019

    Wakhti ka mid ah xiliyadii awood xoogan oo dhinaca siyaasada iyo ciidanka ay laheyd dawlada soomaaliya ayaa waxaa dhacday in wafdi ka socda soomaaliya ay socdaal ku tageen dalka Zambia. Wafdiga waxaa hogaaminayey Genaraal Maxamed…

    Read More

    Layaab: Guri Xaafadeed Lagu Soo Dalacay Lacag Koronto Oo Gaaraysa $38 Milyan.
    Arimaha Bulshada

    Layaab: Guri Xaafadeed Lagu Soo Dalacay Lacag Koronto Oo Gaaraysa $38 Milyan.

    Admin March 14, 2019

    Guri ku yaalo magaalada New York ee dalka Mareekanka ayaa hal bil kaliya waxaa lagu soo dalacay lacag gaareysa sodan iyo sideed malyan oo doolar $38 M. Tommy Straub oo ah malkiilaha guriga ayaa sheegay…

    Read More

    Posts navigation

    Previous 1 … 6 7 8 9 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir