Nin Baahan Oo Boliiska Uwacday, Kadib Markii Lagu Yareeye Baradho Uu Dalbaday!!

Nin Baahan Oo Boliiska Uwacday, Kadib Markii Lagu Yareeye Baradho Uu Dalbaday!!

Way dhib badantahay adigoo lacag badan lagaa qaaday in hadana laguu keeno cunto aad u yar, laakin hadana kawaran adigoon qancasanayn hadii aad sii  wacdo Boliiska adigoo kacabayo in lagu adegau cunto yar.

Boliiska magaalada New York ayaa waxaa mar qura soo wacay nin aad u careysan oo kacabayo in Baradho lashiilay ( Chips) aad u yar lasiiya.

Shaqaalaha Maqaayadda iyo Ninka ayaa aad u murmay kahor inta aan lawicin Boliiska.

Boliiska ayaa markii danbo baraha bulshada soo dhigay arinta kala qabsatay ayaga iyo nionkaan cuntada lagu yareeye.

waxaa laga gaday baradho lashiilay oo aad u yar asna waxa uu go’aansaday in uu Boliiska u waco

Boliiska caalamka ayaa lakulmo wicitaano aan wax micno ah laheyn tusaale:

Qof ayaa Boliiska soo wacaayo asigoo leh sidaan: waxaan ka lumay guriga ee i caawiya, ama waxaan rabaa meel aan timaha ka jarto ee xageen u aadaa, waxaa kale oo kamid ah qof ayaa soo wacaayo kadibna dhahaayo Taariikhda maanta wa imisa!!

Waxyaabaha kale ee kamid ka ah wicitaanda layaabka leh oo ay Boliisku lakulmaan ayaa ah  in uu qof soo waco kuna dhaho: waxaan ubaahanahay Lambarka Madaxweynaha ama reysalwasaaraha ee ha liiga caayiyo.

Muran badan oo sookala dhaxgalo dadka iyo Boliiska ayaa ugu danbeyn waxaa dadka lagu qanciyaa in ay ,meelo kale ka raadsadaan waxa kamaqan halkaana ay tahay in lasoo waco markay xaalad dag dag ah jirto kaliya.

 

 

 

Arimaha Bulshada