Afgooye waxa uu caan kuyahay in uu leeyahay Dhul beereed waxan kabaxo khudaarta kala duwan ee lacuno, waxaa magaalada Afgooye dhaxda kamaro webiga Shabeelle taas oo kadhigeysa in hareeraha magaalada inta badan ay naqdaan dhul beereed isha uroon.
Hadaba hlkaan hoose kadaawo qaarkamid ah sawirolaga sooqaaday beeraha kuyaalo hareeraha degmada Afgooye


Bilicda Beeraha Afgooye


Bilicda Beeraha Afgooye



Afgooye, Shabeellaha Hoose, Soomaaliya

Afgooye, Shabeellaha Hoose, Soomaaliya




