Haweeney Kacabaneysa Su’aal Qaldan Oo Gabadheeda Lagu Wareeriye!!

Haweeney Kacabaneysa Su’aal Qaldan Oo Gabadheeda Lagu Wareeriye!!

Haweeneyda dhashay gabadha ayaa aad ula yaabtay Su’aasha gabadheeda lasoo weydiiye kadib markii gabadha kacodsatay in ay kacaawiso jawaabta.

Dusty Sappington oo ah hooyada dhashay gabadhaan yar ayaa layaabtay kuna wareertayb mid kamid ah su’aalaha gabadheeda laga soosiiyee iskuulka looguna soodiray shaqo guri ahaan.

Izzy oo ah Sideed kir ahna gabadha ardayadda ah ayaa lawadaagtay hooyadeed kadib markii ay ku wareeray jawaabta su’aasha, waxa ayna su’aasha udhaceysay sidan: Jannel waxa ay heesatay 15 baliil, waxaa kalumay qaar kamid ah, hadaba meeqo ayaa u soohartay?

Hooyadii dhashay gabadha ayaa su’aashii ku faafisay baraha bulshada, dadbadan ayaana ka falceliyay oo ayagana sheegay in su’aalaha noocaan ookale ah ay yihiin madax daalis caruurtana aysan u rooneyn.

Hooyadii gabadha dhashay ayaa laxiriirtay macalimiintii Iskuulka si ay wax ugu waydiiso Su’aasha.

Mid kamid ah macalimiinta ayaa usheegau hooyada in su’aashaas aytahay mis qaab qaladan uqormatay, waxwalbo oo ay gabadha kusoo jabaawbtan looqaadan doono jawaabtii saxda aheyd.

Intabadan su’aalah noocaan ah ayaa caruurta laweydiiyaa waxaana kadhasho wareer lixaadleh oo ay caruurta dareemaan marki ay su’aalaha noocaan ookale ay lakulmaan.

Arimaha Bulshada