Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Friday, November 28, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Blog
    • Arimaha Bulshada
    • Page 3

    Category: Arimaha Bulshada

    Sawiro: Quruxda iyo Doogga Beeraha Afgooye
    Arimaha Bulshada

    Sawiro: Quruxda iyo Doogga Beeraha Afgooye

    Admin June 5, 2019

    Afgooye waxa uu caan kuyahay in uu leeyahay Dhul beereed waxan kabaxo khudaarta kala duwan ee lacuno, waxaa magaalada Afgooye dhaxda kamaro webiga Shabeelle taas oo kadhigeysa in hareeraha magaalada inta badan ay naqdaan dhul…

    Read More

    Nin Baahan Oo Boliiska Uwacday, Kadib Markii Lagu Yareeye Baradho Uu Dalbaday!!
    Arimaha Bulshada

    Nin Baahan Oo Boliiska Uwacday, Kadib Markii Lagu Yareeye Baradho Uu Dalbaday!!

    Admin April 22, 2019

    Way dhib badantahay adigoo lacag badan lagaa qaaday in hadana laguu keeno cunto aad u yar, laakin hadana kawaran adigoon qancasanayn hadii aad siiĀ  wacdo Boliiska adigoo kacabayo in lagu adegau cunto yar. Boliiska magaalada…

    Read More

    Warbixin: Si Fudud Ku Yeelo Six Pack Adiga Oo Gurigaaga Joogo, Uma Baahnid Gym
    Arimaha Bulshada

    Warbixin: Si Fudud Ku Yeelo Six Pack Adiga Oo Gurigaaga Joogo, Uma Baahnid Gym

    Admin April 17, 2019

    Warbixin: waayahan danbe waxaa si aad ah loo xiiseynaye in qofwalbo uu naqdo jir ahaan qof dhisan lehna SIX PACKS hadaba adigoon aadin Gym si fudud kuyeelo Six packs adigoo raacaya tilmaamaha iyo talooyinka soosocda.…

    Read More

    Haweeney Isheeda Bidix Laga Soosaaray 4 Shini!!
    Arimaha Bulshada

    Haweeney Isheeda Bidix Laga Soosaaray 4 Shini!!

    Admin April 14, 2019

    Waxaa Taiwan kadhacday arin aad layaab u noqotay kadib markii haweeney Indhaha ka xanuunsaneysay 4 Shini laga soosaaray Isheeda Bidix. Bukaankaan oo ah 29 jir ayaa markii ay booqatay Isbitaalka waxa ay lakulantay wax ka…

    Read More

    Nin Badbaadiyay Malaay Kasoo Dhacay Shimbir Duuleysa!!
    Arimaha Bulshada

    Nin Badbaadiyay Malaay Kasoo Dhacay Shimbir Duuleysa!!

    Admin April 1, 2019

    Gobalka Florida ee dalka Mareekanka, goob lagu ciyaaro ciyaarta Goolafka ( Golf) ayaa waxaa marqura hawada kasoo dhacay Malaay/Kaluun kasoo fakaday Shimbir. Goobta ciyaartaan Goolafka lagu ciyaaro ayaa waxaa ku agyaalo Haro weyn taas oo…

    Read More

    Shimbir lagu kala Iibsaday lacag dhan $1.4 Milyan
    Arimaha Bulshada

    Shimbir lagu kala Iibsaday lacag dhan $1.4 Milyan

    Admin March 19, 2019

    Waxaa macquula ah in aad layaabtay lacagta tirada badan ee lagu kala iibsaday shimbirtaan. Guriga waxyaabaha iibka ah lagu naadiyo ama yabooho ee Pipa ayaa sheegay in shimbirta looyaqaan Armando ay dhigtay rikoor cusub. Rikoorki…

    Read More

    Waxaa Baraha Bulshada Qabsaday oo Geesi Noqday Wiilkii Ukunta #EggBoy
    Arimaha Bulshada

    Waxaa Baraha Bulshada Qabsaday oo Geesi Noqday Wiilkii Ukunta #EggBoy

    Admin March 17, 2019

    Will Connoly oo ah 17 jir ayaa waxa uu qabsaday baraha bulshada kadib markii uu ukun madaxa kala dhacay mid kamid ah xisbiga midigta fog ee Baarlamaanka Australia. Xildhibnaan kaan oo rabay in uu ku…

    Read More

    Layaab: Guri Xaafadeed Lagu Soo Dalacay Lacag Koronto Oo Gaaraysa $38 Milyan.
    Arimaha Bulshada

    Layaab: Guri Xaafadeed Lagu Soo Dalacay Lacag Koronto Oo Gaaraysa $38 Milyan.

    Admin March 14, 2019

    Guri ku yaalo magaalada New York ee dalka Mareekanka ayaa hal bil kaliya waxaa lagu soo dalacay lacag gaareysa sodan iyo sideed malyan oo doolar $38 M. Tommy Straub oo ah malkiilaha guriga ayaa sheegay…

    Read More

    Cilmi Baaris: Yaa Maskax badan Gabdhaha iyo Wiilasha Marka Lajoogo Fasalka?
    Arimaha Bulshada

    Cilmi Baaris: Yaa Maskax badan Gabdhaha iyo Wiilasha Marka Lajoogo Fasalka?

    Admin February 13, 2019

    Cilmi Baaristaan oo laga sameyay arday barato maadada Biology ga Jaamacadda Arizona State University sanadkii tagay ee 2018, ayaa lagu sheegay in ay Raggu isku heystaan in ay ka maskax badan yihiin Gabdhaha marki lajoogo…

    Read More

    Mustaqbalka Dhaw: Goobaha Shaqada loogama baahan doono Qof Shahaado jaamacad wato ee waxaa loo baahan doonaa qof Xirfad leh
    Arimaha Bulshada

    Mustaqbalka Dhaw: Goobaha Shaqada loogama baahan doono Qof Shahaado jaamacad wato ee waxaa loo baahan doonaa qof Xirfad leh

    Admin February 12, 2019

    Qarnigaan 21aad waxaa laga sii guurayaa nidaamkii ahaa in qofka lagu shaqaaleysiiyo shahaadada uu wato heerka ay tahay waxaana loo sii guurayaa in qof kal gu shaqaaleysiiyo qofka xirfada uu leeyahay in ta ay la…

    Read More

    Posts navigation

    Previous 1 2 3 4 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir