Shimbir lagu kala Iibsaday lacag dhan $1.4 Milyan

Shimbir lagu kala Iibsaday lacag dhan $1.4 Milyan

Waxaa macquula ah in aad layaabtay lacagta tirada badan ee lagu kala iibsaday shimbirtaan.

Guriga waxyaabaha iibka ah lagu naadiyo ama yabooho ee Pipa ayaa sheegay in shimbirta looyaqaan Armando ay dhigtay rikoor cusub.

Rikoorki horay uyiilay waxa uu ahaa kaliya $ 426,966.80 laakiin waxaa taariikh dhigay shimbitrtaan oo lagu kala iibsaday aduun lacageed oo gaaraya $1.4 milyan.

Milkiilaha ahana maamulaha shabakada wax lagu yabooho ee Pipa ayaa sheegay in shimbirtaan ay dhigtay taariikh aan horay loo arag.

Shimbirtaan oo uu yabooheeda soosocday mudo ayaa markii ay marayse $600,000 waxa ay hal mar heshay yabooh dhan $1.4 milyan kaas oo markii danbana lagu iibiye.

Arimaha Bulshada