Mustaqbalka Dhaw: Goobaha Shaqada loogama baahan doono Qof Shahaado jaamacad wato ee waxaa loo baahan doonaa qof Xirfad leh

Mustaqbalka Dhaw: Goobaha Shaqada loogama baahan doono Qof Shahaado jaamacad wato ee waxaa loo baahan doonaa qof Xirfad leh

Qarnigaan 21aad waxaa laga sii guurayaa nidaamkii ahaa in qofka lagu shaqaaleysiiyo shahaadada uu wato heerka ay tahay waxaana loo sii guurayaa in qof kal gu shaqaaleysiiyo qofka xirfada uu leeyahay in ta ay la egtahay.

Shirkadaha ugu waaweyn xaga Tiknoolajiyada ayaa lasaadaalinayaa in ay ka guuri doonaan in ay wax ku shaqaaleysiiyaan shahaado oo ay eegi doonaan kaliya qofka shaqada soocodsaday iyo xirfada uu u leeyahay nooca shaqo ee uu soocodsaday

2017 kii Gudoomiye kuxigeenka shirkadda International Business Machine IBM ayaa sheegtay 15% dadkii ay shaqaaleysiiyeen sanadkaas in ay ka fiiriyeen xirfada ay leeyihiin kaliya iyo sida ay howsha gacanta uga qaban karaan oo aysan fiirin shahaadada ay wataan.

waxaa waayadaan danbo batay in ay dadka ayagu wax isbara ama xirfadaha leh ay ka shaqo helis badiyaan kuwa ayagu jaamacadaha soo dhameyste watana shahaadada.

Arimaha Bulshada