Maxaa Kajiro in Lacag Laga Sameeyo Telegram ayadoo Link la Share gareynaayo??
Maxaa kajiro in lacag laga sameeyo Telegram ayadoo la Share gareynaayo Link? Majiraa Qof Lacag kasameeye? Waa Maxayse Ujeedka kadanbeeyo? Su'aalahaan ayaan ugu jawaabeynaa halkaan. Hadii laguu soodiray link ama adigu aad dirtay Link Telegram…