Cilmi Baarayaal Soosaaray Birqabato Gowsaha Lagu Dhajinaayo Si Cayilka Qofka Buuran Looyareeyo!
Jaamacadda Otago iyo Cilmi baarayaal u dhashay wadanka UK ayaa soosaaray birqabato Gowsaha lagu dhajiyo si dadka cayilan aysan usiicunin wax faro badan. DentalSlim Diet Control waa magaca birqabatda waxaa lagu dhajinayaa gowsaha danbo si…









