Sida Caadiga ah markii ay Dhuuso noo soo urto horay ayaan Sanka ka qabsanaa si aanan u dareemin Urta Dhuusada, ama meeshii lagu deeye dhuusada ayaan isga tagnaa gabi ahaanba Maxaayeelay urta Hawadi goobtaas oo isbadashay awgeed.
Dhuusada oo ah aaryo leh Ur taas oo aan inta badan lajecleen ayaa hadana lagu talinayaa in Urteeda laga helo caafimaad! Dhuuso uu qof siidaayay Caafimaad maka raadi leheed adi?
Jaamacadda Exeter ee dalka Ingiriiska ayaa cilmi baaris ay sameyse waxa ay ku xaqiijisay in caafimaad laga helo Gaaska ama hadawa rotten eggs iyo flatulence (Dhuusada), Cudurada lagu sheegay Cilmo baarista kuwaas oo ay halistooda yareeyso urta Dhuusada ayaa waxaa kamid ah: Kansarka, Wadna garaaca iyo Cuduro kale.
Cilmi Baaristaan oo lagu sameeye Iskudhis lagu magacaabo AP39 ayaa waxa hawo yar usoo gudbeysa Mitochondria oo ah Guriga awooda ee ugxaankasta, halkaas ayaan hawada yar lagu keydiyay si tijaabo loogu sameeyo uguna nabad gasho in ay lafal gasho hawo kale.
Professor Matt Whiteman oo ah mid kamid ah dhaqaatiirtii wax ka sameeye tijaabaaan ayaa sheegay in ay soobaxday natiijo lama filaan ah taas oo u muujisay in urta dhuusada ay leedahay faaiido aad ubadan.
Dabcan uma dulqaaadan doontid in aktaada lagu dhuuso ee isku day hadii aad u dulqaadan karto in aad ursato Dhuusada aktaada ama hareerahaaga lagu siidaayo.
Cilmi baaris kale oo horay loosameeye ayaa lagu xaqiijiye in hadii uu qofka isku celiyo dhuusada ay ugu danbeeyn afka kasoo bixi doon:
halkaan ka akhri : Hadii aad isku Celiso dhuusada in Mudo ah, ugu danbeyn Afka ayay kasoobexeysaa!!
