Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Tuesday, December 2, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Blog
    • Maqaalo
    • Page 2

    Category: Maqaalo

    Shilinka Soomaaliga ah oo Qarka Usaaran In Uu Gabi Ahaanba Suulo! Maxeytahay Sababta?
    Maqaalo

    Shilinka Soomaaliga ah oo Qarka Usaaran In Uu Gabi Ahaanba Suulo! Maxeytahay Sababta?

    Admin December 27, 2020

    Lacagta Shilin Soomaaliga ah oo loosoo gaabiyo astaana u ah SOS waa mid kamid ah Astaamaha uuleeyahay qaranka Soomaaliyeed, waana lacagta larabo in an bulshadu wax kukala gadato, sidookale Xafiisyada Dowlada laga Isticmsalo laguna dajiyo…

    Read More

    Cilmi Baaris: 12 Qodob oo Muujinaya in aad Gaari Karto Guul La Taabankaro Hadii Aad Wax Akhriso!
    Maqaalo

    Cilmi Baaris: 12 Qodob oo Muujinaya in aad Gaari Karto Guul La Taabankaro Hadii Aad Wax Akhriso!

    Admin October 11, 2020

    Marnaba muhiim uma ahan Noloshaada in aad Maaalin walbo waqti fara badan ku lumiso baraha bulshada hadana aadan wax uun ka akhrin Buug amaba Xitaa maqaal yar kaas oo aad wax uun ka faaiidi laheyd!…

    Read More

    Qisadii Dhaxmartay Ganacsadihii Reer Yaman ee Rabiic Iyo Ninkii Soomaaliga Ahaa!!
    Maqaalo

    Qisadii Dhaxmartay Ganacsadihii Reer Yaman ee Rabiic Iyo Ninkii Soomaaliga Ahaa!!

    Admin August 19, 2020

    Nin Soomaali ah ayaa tagay dalka Yaman waxa uuna Shaqo kahelay Shirkad lagu magacaabo Rabiic, waxa uu ka noqday Xamaali, maalin kasto waxaa lageeyaa Bakhaar ay irida hore ugu qorantahay RABIIC halkaas ayuuna ka shaqeyn…

    Read More

    Warbixin: 10 Xaqiiqo ee Ku Saabsan Isticmaalka TIKTOK!!
    Maqaalo

    Warbixin: 10 Xaqiiqo ee Ku Saabsan Isticmaalka TIKTOK!!

    Admin August 10, 2020

    TIKTOK waa App loo Isticmaalo in lagu duubo Muuqaalo gaagaabn oo ah 1 daqiiqo iyo wax kayar, waxaa lagu Isticmaalaa Moobilada kushaqeeyo Android Sida Samsung iyo kuwa lamid ka ah, sidookale waxa uu ku shaqeeyaa…

    Read More

    FOREX ma Suuq Sariifaa?? Mase Qiyaano Lacaga Lagu Cuno?
    Maqaalo

    FOREX ma Suuq Sariifaa?? Mase Qiyaano Lacaga Lagu Cuno?

    Admin June 17, 2020

    Sida aan lasocono Waxaa Dhamaadkii sanadii 2019 ka iyo Bilaawga Sanadka 2020 ka waxaa dhagaheena ku batay maqalka erayga Foorekis ( FOREX) eraygaan oo asal ahaantiisa kayimid labo eray oo la soogaabiye kadibna la isku…

    Read More

    Kumuu Ahaa Ninkii Cunsuriyadda Ka Adkaaday!!
    Arimaha Bulshada Maqaalo

    Kumuu Ahaa Ninkii Cunsuriyadda Ka Adkaaday!!

    Admin May 18, 2020

    J.C Owens, Ameerikaankii Madoobaay, sidee ayuu cunsuriyadda uga guulaysatay? halkaan hoose kaga bogo. Sida ann ognahay Ciyaaraha Olimbikada (Olympic Games) waxaa laqabtaa 4tii sanaba mar waxaana looqabtaa intabadan wadamada Aduunka ku yaal ayadoo lagu soo…

    Read More

    Xikmadihii Dr. Zakir Abdul Karim Naik (Daaciga diinteena suubban ee Islaamka)
    Arimaha Bulshada Maqaalo

    Xikmadihii Dr. Zakir Abdul Karim Naik (Daaciga diinteena suubban ee Islaamka)

    Admin March 6, 2020

    Waxaa halkaan ku soo gudbineynaa 12 xikmadood oo kamid ah xikmadaha lagu xasuusto Dr Zakir Naik oo ah Daaci u taagin faafinta Diinteena Islaamka, 12 ka xikmadood ayaa kala ah: 1: “Islaamku waa diinta caddaalada,…

    Read More

    QORMO CAJIIB AH “MURUGO IYO XANUUN AYEY I BADEEN KUWII I ADOONSADAY”
    Maqaalo

    QORMO CAJIIB AH “MURUGO IYO XANUUN AYEY I BADEEN KUWII I ADOONSADAY”

    Admin July 17, 2019

    ================================================== Magaciisu waa George waxaa isaga,hooyadii iyo aabihii ay ka wada shaqeeyn jireen beer uu lahaa nin cadaan ah oo u dhashay dalka Mareykanka. Waxa ay qabtaan shaqooyin aad u culus maalin kasta iyagoo ka…

    Read More

    Waa Kuma Wadani? Waa Maxayse Wadaniyaddu?
    Maqaalo

    Waa Kuma Wadani? Waa Maxayse Wadaniyaddu?

    Admin July 9, 2019

    Waxaa marwalbo dhagaheena ku soodhaco ama aan maqalnaa erayo ah hebal waa wadani, hebal ma ahan wadani iyo kuwo kale oo badan, hadaba waxaa maqaalkaan ku eegi doonaa si aan ugu jawaabno su'aalahaan Waa kuma…

    Read More

    10ka Baasaboor ee Ugu Awooda Badan Dunida 2019! Somalia halkee kaga jirtaa??
    Maqaalo

    10ka Baasaboor ee Ugu Awooda Badan Dunida 2019! Somalia halkee kaga jirtaa??

    Admin June 3, 2019

    Muhiimad gooni ah ayay leedahay in Baasaboorka dalwalbo uu leeyahay  lagu tagi karo wadamo faro badan, hadaba halkaan waxaa kusoo gudbineynaa 10ka ugu horeeyo wadamada kujiro iyo tirada inta wadan ee lagu tagi karo Baasaboorada…

    Read More

    Posts navigation

    Previous 1 2 3 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir