Skip to content

Qoraaladii Udanbeeye:

7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

Tuesday, November 18, 2025
  • Home
  • Arimaha Bulshada
  • Caafimaad
  • Ganacsi
  • Maqaalo
  • About Us
  • Nala Sooxariir

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir
    ×

    You Are Here

    • Home
    • Blog
    • Caafimaad
    • Page 2

    Category: Caafimaad

    6 Cunto oo Kaa Hor Istaagi karto Hurdada Habeenkii ah, hadii Aad Cunto Jiifka kahor!!
    Caafimaad

    6 Cunto oo Kaa Hor Istaagi karto Hurdada Habeenkii ah, hadii Aad Cunto Jiifka kahor!!

    Admin April 8, 2021

    Cilmi Baaris dhawaan la sameeye ayaa sheegeysa in Hurdada habeenkii ah sidi loo maleynaaye ay kasii fiicantahay kana faaiido badantahay, Cudurka hurdo la'aanta ah ee Insomnia dadka la daalaa dhaco ayaa Fahmi karo arinkaan, xitaa…

    Read More

    CILMI BAARIS: Hadii aad Ursato Dhuusada, Waxaad Ka Heli Kartaa Caafimaad!!
    Caafimaad

    CILMI BAARIS: Hadii aad Ursato Dhuusada, Waxaad Ka Heli Kartaa Caafimaad!!

    Admin January 22, 2021

    Sida Caadiga ah markii ay Dhuuso noo soo urto horay ayaan Sanka ka qabsanaa si aanan u dareemin Urta Dhuusada, ama meeshii lagu deeye dhuusada ayaan isga tagnaa gabi ahaanba Maxaayeelay urta Hawadi goobtaas oo…

    Read More

    Maxaa Laga Helayaa Hadii Lacuno Malaay/Kaluun Maalinkasto!!
    Caafimaad

    Maxaa Laga Helayaa Hadii Lacuno Malaay/Kaluun Maalinkasto!!

    Admin October 3, 2020

    Raashin hal nooc ah kaliya in lacuno uma fiicno jirka Qofka, sidaas darteed waxaa larabaa in uu Qoku Cuno Raashiin kala Nooc ah oo dheeli tiran maalin kasto si koriinshaha ama caafimaadka Jirkiisa u noqdo…

    Read More

    Calaamadaha Lagu Garto Coronavirus iyo Farqiga Udhaxeeyo COVID19 iyo Hargabka.
    Caafimaad

    Calaamadaha Lagu Garto Coronavirus iyo Farqiga Udhaxeeyo COVID19 iyo Hargabka.

    Admin April 15, 2020

    Waxa mar qura ku baahay dunida gees ka gees oo gaaray, wadan walbana saameeyay caabuqa kasoo bilaawday asal ahaan Sheenaha ee loo yaqaan Coronavirus(COVID-19) Hadaba waa maxay Calaamadaha Cudurkaan?? Waxay ay dadka inta badan isku…

    Read More

    Waa Maxay Coronavirus, Sidee Ayuuna ku Biloowday?
    Caafimaad

    Waa Maxay Coronavirus, Sidee Ayuuna ku Biloowday?

    Admin April 11, 2020

    Nooca cusub ee Coronavirus(Covid-19) ayaa dunida gees ka gees gaaray waxaan maanta sidaan ka warheyno uu gaaray in kabadan 200 oo wadan, Soomaaliya oo wadamadaas kamid ahna waxaa la xaqiijiye in uu gaaray cudurka. Waa…

    Read More

    CILMI BAARIS: Hurdada Badan Waxa Ay Leedahay Khatar Caafimaad!!!
    Caafimaad

    CILMI BAARIS: Hurdada Badan Waxa Ay Leedahay Khatar Caafimaad!!!

    Admin October 4, 2019

    Waa Cilmi basristii ugu balaarneyd ee la sameeyo hurdada inta la ogyahay guud ahaan caalamka, waxaana xogta cilmi baaristaan laga soo aruuriye dad ka badan 40, 000 (afartan kun oo qof ) kuna kala nool…

    Read More

    7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!
    Caafimaad Uncategorized

    7 Faa’iido Oo Laga Helo Cabidda Biyaha Liimo Dhanaanta!

    Admin May 21, 2019

    Waxaa waayadaan danbo soobatay in aad loocabo Liimo Dhanaanta ayada oo loo isticmaalayo cabitaan ahaan, maqaayado badan oo dalka ku yaalo cabitaanka 1aad ee mar walbo lahelo waa Liimo dhanaanta, dadka qaar ayaa subaxdii ku…

    Read More

    Meeqo Liitar Oo Biyo ah Ayaad Cabeysaa Halkii Maalin??
    Caafimaad

    Meeqo Liitar Oo Biyo ah Ayaad Cabeysaa Halkii Maalin??

    Admin April 4, 2019

    Culeyska jirka waxa u ka kobanyahay Biyo 60% sidaas darteed jirka waxa kabaxo biyo farabadan maalin kasto ayagoo uga baxo qaab Kaadi ama dhidid ah. Si aysan udhicin in uu jirka qalalo waa in uu…

    Read More

    Daraasad: Cun 3 Ukun Maalin Kasto, Hadii aad Rabto Sidaan !!
    Caafimaad

    Daraasad: Cun 3 Ukun Maalin Kasto, Hadii aad Rabto Sidaan !!

    Admin March 22, 2019

    Waayadaan danbe waxaa batay in cunidda ukunta ama beedka ay keeni karto khatar caafimaad laguna sheegay in ay Kolastarool ka ( cholesterol ) ay badiso, hadaba waxaa maqaalkaan ku soo gudbin doonaa cilmi baaris laga…

    Read More

    Hadii Aad Cunto 2 Xabo Oo Timir Ah Maalin Kasto, Isbuuc Kadib Maxaa Dhacaya!!
    Caafimaad

    Hadii Aad Cunto 2 Xabo Oo Timir Ah Maalin Kasto, Isbuuc Kadib Maxaa Dhacaya!!

    Admin March 10, 2019

    Timirta waxa ay kamid tahay miraha lacuno kuwa ugu fiican waxaana laga helaa faa'iidooyin badan oo u fiican jirka. Daraasad lasameeye ayaa lagu ogaade in Timirtu u fiicantahay qeybaha kala duwan ee Jirka, sidoo kale…

    Read More

    Posts navigation

    Previous 1 2 3 Next

    Halkaan iska Diiwangli

    Halkaan gali Email kaaga si aad dhaqi u heshid wax walbo oo aan halkaan soogalino

    Halkan Kabaar

    ALL RIGHTS RESERVED | DARAASAD 2023 | | Design & develop by AmpleThemes

    • Home
    • Arimaha Bulshada
    • Caafimaad
    • Ganacsi
    • Maqaalo
    • About Us
    • Nala Sooxariir